Iskuulka Lehtikuusen koulu galaasaska 6.-9. guriga ayey waxbarashada ku qaadan doonaan 3.2.-19.2.2021.

Lue sama viesti suomeksi: Lehtikuusen koulun 6.–9. luokat etäopetukseen 3.2.- 19.2.2021

Iskuulka Lehtikuusen koulu waxaa ka dilaacay caabuqa koronaha. Ardey badan iyo shaqaalaha iskuulka ayaa karantiin galay. Galaasyada 6.-9. ayaa 3.2.2021 illaa 19.2.2021 guriga waxbarashada ku qaadan doona. Galaasyada 1.-5. caadi ayey waxbarashadooda iskuulka uga sii dhex wadan doonaan.Iskuulka loogama cabsi qabo in uu caabuqu aad uga sii dhex faafay. Iskuulka shaqada sida kale caadi ayey uga dhex socotaa mana la filayo in wax intaas dhaafsiisan ay jiraan. Macalimiinta wexey ardeyda ka hagi doonaan Wilma, sida qaabka ey duruustooda uga shaqeynayaan iyo habka ey cuntada iskuulka uga soo qaadanayaan.