Xiliga damaashaadka bilaashka ah ayaa markale bilaabmaya – nashaadaad badan oo ay helayaan caruurta dugsiga dhigata ee da'doodu u dhaxaysa 7–15

Uutinen

Xulashada damaashaadka ee mashruuca Harrastusten Vantaa ayaa la daabacay waxaana laga heli karaa jadwalka damaashaadka cusub ee Vantaa (Nashaadaadka Vantaa). Waxaa jira ku dhawaad 300 oo kooxood oo ay helayaan dhamaan ardayda dugsiga hoose-dhexe iyo sare ee gaaray da'da dugsiga iyo dhalinyarada. Eeg oo hel kaaga!

Kuvassa jalkapalloa pelaavia nuoria kuplahallissa.

Faahfaahinta diiwaan gelinta ee kooxaha damaashaadka ayaa laga heli karaa kalaandarka, diiwaan gelinta ayaana furnaan doonta ilaa Isniinta 25 Agoosto saacadu marka ay tahay 9:00. Nashaadaadka kooxaha ayaa bilaawan doona biloowga Sibteembar. Haddii aad dooneyso inaad ka tanaasusho booskaaga kooxda, markasta u sheeg qofka maamulaaya damaashaadka si booskaaga loo siiyo qofka xiga ee daneynaya damaashaadka.

Harrastukset.vantaa.fi

 

Avainsanat

Somalinkielinen (Soomaali)