Asiasana: Somalinkielinen (Soomaali)

Xiliga damaashaadka bilaashka ah ayaa markale bilaabmaya – nashaadaad badan oo ay helayaan caruurta dugsiga dhigata ee da'doodu u dhaxaysa 7–15

Uutinen

Xulashada damaashaadka ee mashruuca Harrastusten Vantaa ayaa la daabacay waxaana laga heli karaa jadwalka damaashaadka cusub ee Vantaa (Nashaadaadka Vantaa).

La akhri ilmahaaga!

Uutinen

Ugu akhri si cod dheer ilmahaaga maalin kasta. Isla booqda maktabadda adiga iyo ilmahaaga. Aan isla akhrino!

Taageerada hiwaayadda ee carruurta iyo dhalinyarada

Sisältösivu

Taageerada hiwaayadda ee carruurta iyo dhalinyarada waxa loogu talagalay in hiwaayad lacag lagu dhigto lagu siiyo 7-17-sannadood jirrada deggan Vantaa ee ka soo jeeda qoys dakhligiisu hooseeyo. Ujeedada taageeradu waa in la hubiyo in dhammaan carruurta iyo dhalinyaradu helaan fursado siman oo ay

Gobolada- iyo degmooyinka 2025

Sisältösivu

Gobolada- iyo degmooyinka doorashooyinka hor dhaca ah waxaa la qabanayaa 2.4.–8.4.2025 iyo maalinta ugu dambeysa doorashooyinka waa axada 13.4.2025.

Tervetuloa monikieliseen yhteishakuvanhempainiltaan 13.11.2024!

Uutinen

Vantaan monikielisessä vanhempainillassa saat tietoa yhteishausta selkosuomeksi, englanniksi, venäjäksi, albaniaksi, somaliksi ja arabiaksi.

Ardayda u guuraysa Vantaa

Sisältösivu

Boggan wuxuu ku siinayaa macluumaad ku saabsan sida ilmahaaga loogu diiwaangeliyo dugsiga.

Macluumaadka la daabacay ku saabsan ardayda fasalka koowaad ee cusub ee dugsiga mustaqbalka

Uutinen

Waalidiinta/masuuliyiinta ardayda cusub ee fasalka koowaad waxay hadda arki karaan Wilma oo ah dugsiga uu ilmahoodu bilaabi doono dayrta 2024.

Monikielistä neuvontaa kouluun ilmoittautumiseen

Sisältösivu

Saat monikielisiltä ohjaajilta apua kouluun ilmoittautumisessa englanniksi, albaniaksi, arabiaksi, somaliksi, viroksi ja venäjäksi.

Dugsigu wuu bilaabmay – ku soo dhawaada sannad dugsiyeedka cusub!

Uutinen

Sannad dugsiyeedka 2023–2024 ayaa ka bilaabmay dugsiyada ku yaalo Vantaa Khamiista, 10ka Agoosto. Maalinta ugu horaysa ee sannad dugsiyeedka ayaa dad badan muhiim u ah.

Tämä sivu on yli 2 vuotta vanha

Tarjumaadda kambuyuutarku waxay kaa caawinaysaa fahamka vantaa.fi

Uutinen

vantaa.fi on nyt saatavilla konekäännettynä yli 100 kielelle. Konekäännös auttaa ymmärtämään sisältöjä erityisesti silloin, kun virallista käännöstä ei ole.

Tämä sivu on yli 2 vuotta vanha