Asiasana: Somalinkielinen (Soomaali)

XASUUSNOOW IN KHARASHAADKA QAANSHEEGAYAASHA WAXBARASHADA DHALLAANKA AY DAAHI DOONAAN

Tiedote

Qaansheegta kharashka macmiilka ee waxbarashada dhallaanka waxaa loo wareejin doonaa adeegga VaSa inta lagu jiro dayrta iyo xiliga qaboobaha. Sababtaan oowgeed, qaansheegayaasha waa daahi doonaan.Qoysasku waa inay helaan qaansheegta Agoosto dhammaadka sanadka, waa ku eg in la bixiyo billoowga

Tämä sivu on yli 3 vuotta vanha

Vantaan kulttuurilapset

Sisältösivu

Vantaan kaupunki kutsuu kaikki vuonna 2023 ja sen jälkeen syntyvät vantaalaiset lapset Vantaan kulttuurilapsiksi. Ilmoita lapsesi kulttuurilapseksi ja saatte kutsuja maksuttomiin tapahtumiin joka vuosi, kunnes lapsi aloittaa koulun.

Dugsiyada iyo dhalinyarada sida dhaw ula shaqeeya Vantaa!

Tiedote

Vantaa, dugsiyada iyo dhalinyarada ayaa sida dhaw u wada shaqaynayay ilaa horaantii 2000yaadkii. Nooc kale oo wada shaqayn ah ayaa la sameeyay sanadihii lasoo dhaafay. Ujeedada wada shaqayntani waa in la xoojiyo badqabka dadka dhalinyarada ah noloshoda maalintii, si loo xaqiijiyo jiritaanka dad

Tämä sivu on yli 3 vuotta vanha

Macluumaad wareejinta marka uu ardaygu ka gudbaayo waxbarashada aasaasiga ah ee uu ku wareegaayo waxbarashada sii soconaysa

Sisältösivu

Marka qofka dhallinyarada ah uu ka gudbaayo waxbarshada aasaasiga ah, uuna u wareegaayo waxbarashada sii soconaysa (tusaale ahaan dugsiyada xirfadaha, dugsiga sare ama waxbarashada TUVA) waa in si gaar ah tixgelinta loo siiyaa macluumaad wareejinta.

DUGSIGA HOOSE DHEXE WUU DHAMMAADAY. MAXAA XIGA?

Sisältösivu

NATIIJADA CODSIGA GUUD EE GOOBAHA WAXBARASHADA WAXAA LAGA BILAABO KHAMIISTA 12.6.2025 LAGU BAAHIN DOONAA BOGAGGA INTERNETKA EE ISKUULLADDA (magacyada dadkii oggolaanshaha bixiyay).

Ogeysiis ku saabsan adeegyada waxbarashada carruurnimada, waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada dugsiga sare haddii shaqo joojintu bilaabanto 3.5.2022

Tiedote

Ogeysiis ku saabsan adeegyada waxbarashada carruurnimada, waxbarashada aasaasiga ah iyo waxbarashada dugsiga sare haddii shaqo joojintu bilaabanto 3.5.2022

Tämä sivu on yli 3 vuotta vanha

Barnaamijka hawl galeed ee ka hortagga u xoog sheegashada iyo wax ka qabashada

Sisältösivu

Waxaa looga fekeraa u xoog sheegasho marka ilmaha, dhalin yarada ama ardayga qof ka wayn ah si soo noqnoqta oo nidaamsan u yahay yoolka falalka ula kac ah oo aan la rabin uu ku sameeyo filkooda ama koox.

”Arrimo dheeraad ah oo Finland ku saabsan ayaan maalin walba bartaa!”

Artikkeli

Saara, Adebimpe iyo Leylo Osman waxay ka qayb yihiin mashruuca iskuulka iyo nolosha shaqada.

Tämä sivu on yli 3 vuotta vanha