Tämä sivu on yli 3 vuotta vanha

Shaqo joojintii Dowladda hoose ee saamaysay Waxbarashada Xanaanada, Waxbarashada Dugsiga hoose iyo Dhexe ayaa dib loo dhigay laba toddobaad/Usbuuc. 

Tiedote

Magaalooyinka Caasimadda Dowladda hoose ayaa go'aan ku gaadhay shaqo joojintii bilaaban lahayd 14.4. in labo toddobaad dib loo dhigay. Waxaa macquul ah in shaqo joojintu suurtagasho 3.5.2022. Waxayna socon doontaa shaqo joojintu 3.-9.5.2022. Dhammaan Waxbarashada ka kooban Xanaanada, Dugsiga Hoose, Dugsiga Dhexe si caadi ah ayay u soconaysaa fasaxa kaddib 19.4-2.5.2022. 

Wixii Macluumaad dheeri ah ee ku saabsan shaqo joojinta Degmada Vantaa waxaad ka heleysaa cinwaankan vantaa.fi/lakko

Avainsanat

Somalinkielinen (Soomaali)